Qorraalo

Kufsi cudurdaar ma leh

Dumarow dantaa garo,
Uma baahnin bulsho,

isuga baaqda qaayli,

iyo sawaax aan qalbiga jirin!

Dumarow dantaa garo.
Uma baahnid dowlad,

wadaad,

iyo odey duub qabiil xidhan,

oo qaxaaqi duudsiyey.
ha  daba fadhin kuwaas,

ku jihaad naftaado,

dabargooy kufsiga!
Dumarow dantaa garo

 

Hodan Nuur